Maxay Jecel Yihiin in Dumarka Looga Sheskeyo Xiliga Haasawaha:
Xiliga haasaawaha ayaa waxa dhacdo in ay raga qaar dumarka ay is afgaran waayaan labada habeen oo u horeyso wuxuu u sheego uu waayo, taasoo sababta habeenka saddaxaad inuusan dib ugu soo noqon. Si aaysan taas u dhicin waxaa laga maar maan ah inuu ninka ogaado haweeneyda uu u hasaawe tageyo. waxay jeceshay in loo gu sheekeeyo, hadalo dareen gelinaayo sida romantic.
Sheeko waxaad adigu xiiseyso keliya ma ahan ee waxaad ugu sheekenesaa waxey ayadu xiiseyso taasoo ku kalifeyso ineey ku dhagesato adiguna aad dhiiro gelin kahesho, habeen danbe aad soo noqoto
Dumarka qaar ayaa jecel in ay inta badan aay ayaga uun hadalaan oo ayaga la dhageysto marka wakhti sii aad ku dhageesato.
Haddi aad tahay nin mustaqbal leh weligaaga ka fogoow dareen kaliya inaad dumarka ugu haasaawe tagto.
Wax yaabaha ay dumarka aad u jecel yihiin aflaanta sida: Musalsalada iyo iwm.
Haddaba tallada aan ku siinayo waxay tahay marka aad sheekada u wado ogoow bal sheekadaan miyay jeceshahay ama waxey ku leedahay sug jikadaan soo fiirinaa iyo waxyaabo lamid ah, haddii ay sidaa ku ledahay markey soo noqoto sheekada badal oo mid kale u saar ilaa aay ku dhahdo ha iga tagin ee ii sheekeey.
Ma ogtahay lamaanahaaga oo aad sii so wakhti quruxbadan:
Ayadana hadalkeeda ku qaadata oo aay kuu shee keyso adina aad dhageesato waxey sababtaa kalsooni badan iyo arimo badan oo qarsanaa in lay sku sheegto, marka wakhti sii aad ku dhageesato lamaanahaaga.
W/q:>>> TalaTa
0 Comments