Latest Article

6/recent/ticker-posts

Astaamaha Lagu Garto Ninka Wanaagsan ee mustaqbal doonka ah

Astaamaha Lagu Garto Ninka Wanaagsan ee mustaqbal doonka ah

Astaamaha lagu garto ninka wanagsan run ahaantii waxaa jira kumanaan ragg oo daryeel la san oo fahma qiimaha iyo qadarinta ay u hayaa dumarka.

Hadaba si aad ukala saartaan waxaa idin siinayaa qaacido hadii aad raacdaan aad ku ogaan doontaan ninka aad xiriirka la samayn doonto inuu yahay nin wanaagsan misana daacad ah.

Waxaan isku dayayaa ina ku soo koobo astaanaha lagu garto ninka wanaagsan ee mustaqbal doonka ah waxa ayna kala yihiin sidaan:

1. Qof diinka muslimka leh:
• waa nin ay ka muuqato diinta uu na aaminsan yahay oo ah hab dhaqan ruux Muslim ah.

- hadalkiisu waa hadal Muslim .
- Aragiisu waa arag Muslim .
- Labiskiisa waa labis akhyareed .
- waa nin leh nadaafad .

2. Qof ixtiraam badan:
Waa nin hadii uu doonayo inuu kula kulmo kuugu imaanaaya halki aad degen tahay oo aan ka dhuumanayn reerkaaga waana nin qiimaynaya sharaftaada oo aan kugu qasbayn in aad banaanada kula kulanto.

- shaqsiyadaada.
- dareemahaaga.
- qiimahaa.
- noloshaada gaarka ah.

3. Qof dulqaad badan:
Waa nin dulqaad badan oo caradiisa kaa qariya iyo dhibkiisa kaa qariya waliba iska kaa cafiya hadii uu kHalad kaa dhaco.

4. Qof uu xakameenkaro naftiisa:
Waa inuu xakameenkaraa naftiisa oo aad kanabad galayso>> carbkiisa, ishiisa, gacantiisa iyo hadalkiisaba in ay sharaftaada wax yeeleeyaan.

5. Waa nin go'aan leh:
Waa inuu lahadaa go'aan adag wakhtigaaga qaaliga aha haku lumiyo oo hadii xili balantaan in aad aqal gashaan aan isku definitely in uu buriyo ka baxa balanta aad dhigateen xiliga guurka oo aan jeclayn wakhtigaaga qaaliga sheeko kaaga lumiyo.

Ugu Dambayntii raggu mawada simna ee hadi ay dhacday in aad lakulantay ragga xun xun oo sharaftaada meel ugu dhaca kuna qiima tira ogoow waxaa jira kumanaan ragg oo kuula dhaqmay sida boqoradii oo kale oo dhib iyo dhibaato kaa dhowra.

W/q: Mohamed 

Post a Comment

0 Comments