Latest Article

6/recent/ticker-posts

Faa'iidooyinka Caafimaad Ee Baamiyaha & Cudurada Uu Ka Hortago

Faa'iidooyinka Caafimaad Ee Baamiyaha & Cudurada Uu Ka Hortago

Baamiyaha waxaa laga yabaa inuusan ku jirin meesha ugu muhiimsan liisaska cuntada ee dadka badan kooda.

Faa'iidooyinka caafimaad ee baamiyaha:

Mararka qaarkood waxaa lo yaqaan" gumbo" bamiyaha waxay u qalantaa booska cuntadaada saxanka cashada. Waa kuwan faa'iidooyinka cafimaad baamiyaha:

Waxay bixisaa nafaqo wanaagsan:

Baamiyaha waxay qani ku tahay fitimiino, macdano iyo nafaqooyinka la dagaalanka cudurada.
Koob oo baamiyo oo lakariyey ayaa bixiya:

 • 4 garam oo karbohydrate ah.
 
 • 1.5 oo borotiin ah .
 
 • 5 Miligaram oo cusbo ah.

 • 2 garam oo sonkor ah.

Baamiyaha way fududahay in lagu daro cuntada:

Markaad iibsanayso baamiyaha, raadi boodyo cagaaran oo jilicsan oo aan lahen baro bunni ah ama cidhifyo engegan. Ku kaydi qaboojiyaha ilaa afar maalmood ka hor intaadan karinin.

Waxaa kale ku istic maal kartaa maraqyada:

Caadiya, baamiyaha waxaa loo isticmaalaa maraqyada soda gumbo. Waxay ka kooban tahay xabag, qaro weyn oo xanjo noqda marka la kululeeyo. Si aad isaga ilaaliso baamiyaha caatada ah, raac farsamooyinka cunro karinta ee fudud:

 • ku kari basbaas ku leel ah.
 
 • ka fogow inaad isku aruuriso digsiga sababtoo ah
   Ku laylka waxay sababi doontaa caatada.

 • ku karinta maraqa yaanyada aashida u eg.

Ugu danbeentii warbixintani waxa ay fitimiinesaa faa'iidooyinka caafimaad ee uu jidhka u leeyahy baamiyaha.

Post a Comment

0 Comments