Tijaaboyin yar yar aad ku ogaan karto haddi u qof ku jejel yahay:
1. Eeg indhaha qofka mudo 5 ilbirqsi:
Qofka xitaa haddusan ku soo eegeyn adiga waxaad eegtaa mudo ilaa 5. Ilbirqsi ah ka dibna kajeeso.
Arag wuxu sameeyo, hadii uu isku dayo inuu ku soo eeg eego ama ishaada qabto, waxaa la dhihi kara wuu ku xiiseya qofkaas.
2. Socod ku mar qofka hortiisa:
Waxaadna ka dalbataa saaxib aad ledahay inuu indhaha kuugu haayo qofkan waxa uu sameyn doono haddii uu qofkaasi indhaha kula raaco ilaa aad mesha kamareso, waa calaamad kale shegeysa inuu ku deaneyo qofkaas.
3. Codkaag hoos u dhig :
Meel baad wada joogtaan adiga, qofkaasi iyo saxiibkaaga isku day sir inaad u sheegto saxibkaga adigo codkaaga hoos u dhigaya Haddi uu isku dayo inuu maqlo waxa aad shegeyso wuu ku xiiseyaa.
4. Maku caawin karayaa qofkani adiga:
Waxaad ka codsataa inuu kugu caawiyo sheey uu isagu awoodi karo Haddi uu si fudud kugu caawiyo wuu ku daneyaa adiga.
• Tallo muhiim ah >>>
Marnaba ha u shegin haddii aad jeceshahay ilaa aad ka ogaato in uu isna ku jecel yahay.
W/q: Mohamed hassan.
0 Comments