Alle wuxuu biyaha kadhigay nolosha noolaha oo idill, waxaa intaas dheer in jidhka aadamuhu 100%60 uu biyo ka samaysan yahay, muhiimada ah shaqo kastoo oo jidhka qabto.
Biyuhu waa qayb mumiin ah oo ka mid ah cunto dheelitiran oo caafimaad leh. In ka badan kala badh jirka bini'aadamka waxaa uu ka sameesan yahay biyo. Waxaan u baahanyahy si aan:
•dheefshiidka cuntada iyo in la nuugo nafaqooyinka jirkana sii fican u dhaqdhaqaaji.
•ka saar wax yaalaha qashinka ah jirkana ku haay heer kul sax ah.
Biyaha la cabba waxay sidoo kale ilaalinayaan caafimaadka ilkaha iyo afka.
1. Sii joogta ah u cab biyaha:
Waa wax caadi ah in uu caloosha istaago in yar haddii aadan cabin biyo kugu filan. Dhaqdhaqaaq la'aanta, isbaddelka cuntada,iyo jirro.
2. waxaad Iska ilaalisa fuuqbaxa :
Biyo ku filan la'aanteed waaad dhidikartaa dareen badan. Waxa kale oo aad lumin kartaa sodium iyo potassium ee jirkaagu u baahan yahay.
3. Biyaha badan Kelyahaagu way cafimaad qaban:
Biyuhu waxay caawiyaan kelyahaaga inay ka saaraan qashinka dhiigaaga. Haddii aadan helin biyo kugu filan qashinka oo korikaraa.
4. Biyaha maskaxdu ifinaa :
Waxaa laga yabaa inaadan xasuusan sidoo kale, si cad ugu fikirin, ama aad si fudud xooga u saarin marka aad biyo ku yartahay.
5. Waxaa laga yabaa inaad lumiso miisaanka:
Dadka isticmaala 2 ama 3 koob oo biyo maalintii waxay u muuqdaa inay leeyihiin sokor, miix iyo kalooriyad guud maalintii.
W/Q: Mohamed hassan.
0 Comments