Dad badan ayaa jecel inay shaaha ku darsadaan liin dhanaan.
Waa maxay shaah liin:
Shaaha marka ay noloshu ku siiso liin, ma jiraan waxa ka fiican inaad samayso koob shaah ah? Liin dhanaantu waxay kadhigi kartaa shaaha mid kasto oo wanaagsan, lakiin sidoo kale waxay siin karaan koob macaan oo shaah liin ah oo saafi ah.
1. Habaynta sonkorta dhiiga oo sareysa:
Casiir liin iyo diirka liinta labaduba waxay faa"iido u yeelan karan dadka khatarka sare leh u qaba cudurka macaanka ama kuwa mar hore la ogaaday.
2. Caafimaadka maskaxda:
Daraasaduhu waxay muujiyeen in liinta laga yaabo inay caawiso dhimista fursadaha ag ku qadaan cudur. Waxaa laga yaabaa inay ka cawiyaan cudurada.
3. Waxqabadka bakteeriyada:
Mid kamid ah cilmi-baaristu waxay muujisay in shaaha liinta laga yaabo inay bixiso firfircoonida bakteeriyada qaarkood xitaa -ka faa"iidobadan shaaha madow.
4. Faa"iidooyinka habka dheefshiidka:
Shaah liin diiran waxa ugu horeyaa subaxdii waa caado ay dad badan ay jecel yihiin. Waxa laga yaabaa inay caawiso nadiifinta hab-dhista dheef shiidka iyo caawinta dhimiska miinsaanka 9.
5. Cunaha ku xanuunaya ama qunfaca:
Daraasaduhu waxay muujiyeen in shaaha liin iyo malabka ay kaa caawin karto yaraynta qufaca iyo hagaajinta tayada hurdada.
0 Comments