Umabaahnid inaad isticmaasho daawo sii aad kor u qaado awoodaada jinsiga, waxaad si dabiici ah hamigaaga ugu kobcin kartaa cunooyinka:
Cuntooyinka ugu wanagsan jinsiga ragga:
1. Kalluunka:
Salmon, iyo kallubka kale ee biyaha qabow waxaa ku badan duufaanka omeg,-3. Haddi aad rabto hal koox oo cunto ah oo loo damaanad qaaday inay gacan ka gesato kordhinta awoodda galmada.
Waxay muhiim u yihiin maskaxda iyo habdhiska dareenka. Waxay kaloo wanaajiyaan niyaddaada, waxay kordhiyaan dareenkaaga fayoobida l, waxay ladagaalaman niyad-jabka, waxay ku siinayaan dhalaal, maqaar dhalaalaya, waxay hagaajinayaan xasuustaada iyo awooda maskaxdada.
2. Rumaanada:
Taariikh oo dhan mirahan waxaa loyaqanaa calaamada vitamin iyo kobcinta galmadda. Waa soo baxday in ay jiraan wax run ah oo ku saab san sheekooyinka. Khubaradu waxa ay sheegeen in cabbista casiir rumaanku ay kor u qaadi karto niyaddaada, waxana ay wanaajin karaan socodka dhiiggaaga. Waxana ay kor u qaadi karaan heerka testosterone-ka. Dhamaan waxyaalahaas oo dhan waxay karaan dareenkaaga.
3. Chocolate maddow:
La yaab maaha in shukulaatada iyo jacayl ku ay gacamaha is qabsadaan. Daawaynta macaan waxay ku xidhan tahay soo dental serotonin, hormoon dhiirgeliya dareenka farxadda iyo fayoobaanta. Kobcinta niya-dda ee shukulaatada ay keeni karto ayaa sidoo kale kor u qaadi kartaa dareenkaaga galmo. Dareenkani wuxuu kaloo leeyahay phenylephrine badan, kiimiko maskaxeed oo la xidhiidha damaca iyo jacaylka.
4. Watermelon Qalaha:
Midhahan casiiir leh ayaa u areega amino acid oo loo yaqaano citrulline, jirkaaga waxay keeni karta inuu dhiigu ku shubmo xubnahaaga galmada sii lamid ah viagra waxay u shaqeeysaa sii loo daweyo cillada la" aanta kacsiga.
5. Avocado:
Miraha cagaarka ah ee kiriimka leh waxa ka buuxa duufaan wadna-caafimaad leh iyo vitamin oo keni kara tamar waarta qolka hurdadda. Avocado waxay kaloo ledahay vitamins B6, kaas oo yareeyo pms sida daalka iyo biyaha degdega beelka.
6. Lowska:
Daraasudu waxay muujiyaan in amiinu acid waxtar u leeyahya hagaajinta shaqada galmada ee ragga. Lowska waxaa loo isticmaalaa in lagu sameeyo nitric oxide, taa soo dejisa xidhiiga dhiiga.
7. Toonta:
Toonak waxaa ku jira allicin, oo ah is ku dhis loo maleeyo inay kordhiso socodka dhiigga, ee xubnaha galmadda. Waa lagama maar maan in laqaato kaabsal ama toonta la cuno maalinkasta illaa hal bil sii loo helo faa"iidooyinkeeda cajiib ka ah.
W/Q: Mohamed hassan.
0 Comments