Adsense waa shirkad ay leedahay Google waxaana la aasaasay 2003 Shirakadan waxaa jira shirkad kale oo qasab tahay inaad fahanto Google ads waa 2 shirkadood oo kale duwan balse Google ay wada leedahay shirkada loo yaqaano Google ads waxee qabataa ganacsatada loogu sameeyo xayeysiis
Shirkadda ladhaho Google adsense lacagahii iyo xayeysimihii Google ads lasoo gashtay ayee waxee kuu suuragalineysaa inaad website kaaga geshato oo xayeysinta ay website kaaga ka soo muuqato hadaba waxaa sidaas ku soo baxay oo imaanaya Google adsense oo ku fududaanaya in shirkadahas xayeysiimaha sameesanaya ay website kaaga ka soo muuqdaan.
Google adsense waxay leedahay sharciyo iska fudud oo dhaqsi laguugu soo aqbali karro sharciyaada waxaa kamid ah in website kaaga aadan soo gelinin waxyaabo kahadlaya sida hacking-ka, dilka , kufsiga iyo waxyaabaha argagaxa leh waxyaabahaas oo idil waa ay kaa firineysaa markaad rabto in Google adsense ay ku soo aqbasho sidoo kale googal adsense waxay leedahay wax loo yaqaano crawles ama bost ku waas oo si fudud u sahlaya inee siiyaan xogta website kaaga oo waqtiga lasameyay qoraalada ku jurA iyo waxa walba ay ubaahnan lahayen sifudud ayee ku ogaan karaan hadaba waxaa loo baahan yahay in website kaaga aad kadhigto mid soo jiidasho iyo waxtar leh.
Waxaad u baahantahay
1. Website.
2. Domain names , hosting.
2. Soo bandhig Articles ama qoraalo.
3. Blog - kaaga ka dhig, blog leh
About , Contact us , Privacy and policy.
4. Ku dadaal blog kaaga inuu bishii helo 5,000 booqda yaal ah.
5. Ugu dambeyn dalbashada Google AdSense.
0 Comments