Barashada dheeltirka cuntada caafimaadka leh iyo dhaq dhaqaaqa jirka waxay kaa caawin kartaa inaad si fudud u lumiso miisaanka oo aad iska ilaaliso.
Ka soo qaado dadka si quul leh u ilaaliyay miisaan dhimista:
• 98% waxay wax ka beddeleen caadooyinka cunto.
• 94% waxay kordhiyeen dhaqdhaqaaqooda jireed, gaar ahaan socodka
1. Deji yoolal macquul ah:
Ogoow meesha aad maanta joogto si aad u ogaato sidaad u gaadhi lahayd mesha aad rabti. Baro tusmada cufka jirkaaga (BM). U diyaari naftaada inaad ku guulaysato yoolalka muddada-gaaban, sida "waxaan samayn doonaa isbeddel qaab nololeed oo iga caawin doono inaan lumiyo (oo aan iska ilaaliyo) 3% ilaa 5% miisaanka jidkega".
Hadafyada gaaban waxay u ekaan karaan kuwa la heli karo waxayna ku sii wadi karaan yoolalkaaga mustaqbalka fog.
2. Faham inat aad wax u cunto maalinti:
Isticmaal xusuus-qolak cuntada si aad u fahanto wax, inta, iyo goorta aad wax cunayso. Inaad ka digtoonaato caadooyinkaaga cunto iyo ka warqabka jidgooyadaada waxay kaa caawin kartaa inaad ku dhegnaatit yoolalkaaga.
3. Maamul cabbirka qaybta cuntada:
Way fududahay in aad cunto marka lagu siyo cunto badan. Qaybaha yaryar waxay kaa caawin karaan ka hortagga xad-dhaafka ah. Baro farqiga u dhaxeeya qayb iyo adeeg iyo sida loo ilaaliyo cabbirka qaybta mid macquul ah.
4. Samee doorashooyin caqli badan:
Uma baahnid inaad ka tagto dhamà n cuntooyinka aad jeceshahay. Baro inaad samaysato doorashooyin cunto oo caqli badan iyo badilada fudud. Soo ogow cunto fudud oo caafimaad leh iyo sida miraha, khudaarta caawinayaan inaad dheregto wakhti dheer.
5. Noqo qof firfircoon:
Dhaqdhaqaaqa jireed waa wax kasta oo kor u qaada garaaca qadnahaaag, sida socodka degdega ah. U jeedo ugu yaraan 150 daqiiqo oo dhaqdhaqaaq dhexdhexaad ah todabaadkii. Dhaqdhaqaaq badan, adigoo xoog badan, oo fadhiiso wax yar.
0 Comments