Inaad noqoto arday wanaagsan oo guulesta, waxay ku lug leedahay dhawr dhaqan oo muhiim ah:
1. Maaraynta wakhtiga: U qorshee wakhtigaaga waxbarasho si wax kale kaga hormarin hawlaha, iskana ilaali dib u dhigista.
2. Kaqaybgal Bushada: Si firfircoon ugu qayb gal fasalka, Bulshada fasalka waydii Su'aalo, oo la falgala casharka.
3. Farsamooyinka waxbarasho ee waxtarka leh: Tijaabi farsamooyin waxbarsho oo kala duwan si aad u heshid wax adiga kuugu fiican, sida soo koobidda, baritaanka kuwa kale, iyo ku celcelinta.
4. Xifdinka qoraalada: U xifid qoraaladaada, casharka, iyo agabka wax barasho si aad u xifdiso si fudud u gasho marka loo bahdo.
5. Caawinaad raadin: Ha ka labalabayn inaad caabinad weydiisato maclimiinta, ama ardayda aad isku fasalka dhigataan marka aad la halgamayso fikrad ama shaqo.
6. Joogteynka casharka: Samee daraasad joogta ah si aad ugu fogaato gubashada.
7. Dejinta jadwalka: U deji jadwal macquul ah naftaada, si joogto ah ula soco horumarkaaga.
8. Is-daryeelka: Iska ilaali caafimaadkaaga jidheed iyo maskaxdeed oo hurdo kugu filan seexdo, cunto cafimaad leh, jimicsi joogto ah u samee, una maareeyo.
9. Dhiirgeli: U hel dhiirgelinta wax barashadaada rabitaankaaga iyo xiisahaaga, oo u dabaaldeg guulahaaga inta waxbarashada ku jirto.
10. Barasho hoogto ah: Kobcinta maskax koriin, u fur jawaab celinta, oo sii joogto ah ugu dadaal inaad horumariso oo aad barato wax yaabo cusub.
0 Comments